Madaxweynayaal Burundi booqanaya

Wafti ka kooban madaxweynaal Afrikaan ah oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Koonfur Afrika Jacob Zuma ayaa la filayaa inay la kulmaan Madaxweynaha Burundi Pierre Nkurunziza, iyagoo isku dayaya inay ku dhiiri galiyaan in la qabto wadohadalo loo dhan yahay oo dhexmara qaybaha kala duwan e dalkaasi.

Kooxaha mucaaraidka ayaa niyad jab ka muujiyey booqashadani iyagoo sheegay inaan wax weyn lag filan karin . Madaxweyne Zuma ayaa lagau wadaa inuu warsaxafadeed soo saaro markay booqashadiisu dhamaato .