Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Amisom oo ka hadashay hawlgaladeeda

Magaalada Muqdisho waxaa maanta shir jaraa'id ku qabtay madaxa howgalka AMISOM Francisco Madeira, wuxuuna kaga hadlay halka uu marayo ololaha milatari ee ka dhanka ah Al-Shabaab iyo xoojinta wadashaqaynta ciidamada qaranka iyo kuwa Midowga Afrika ee ka hawlgalaya Soomaaliya.

Weriyaha BBC-da ee Muqdisho Ibraahim Maxamad Aadan, oo ka qaybgalay shirkaasi jaraa'id ayaa soo koobaya nuxurka hadalada madaxa AMISOM.......

Mahadsanidiin