Hoos u dhaca muhaajiriinta Jarmalka

Lahaanshaha sawirka Reuters

Dalka Jarmalka oo sheegay in muhaajiriinta dalkasi ku qulqulayaa ay aad hoos ugu dhaceen , wasiirka arrimaha gudaha Thomas de Maiziere, waxa uu sheegay in dadka magangalaya doonka ahaa ay hoos u dhaceen boqolkiiba lix iyo lixdan , hoos u dhacan ayaa imnaya iyadoo wadmada Balkanku ay xidheen xadadkooda, in kabadan hal milyan oo magangalyo doon ah yaa Jarmalka gaadhay sannadkii hore