Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

maanta waxaa bilaabatay bisha barakeysan Ramadaan

inta badan dalalka caalamul Islaami ayaa maanta laga soomayaa. Waxaana bisha laga arkay dalal badan oo Kenya ay ka mid tahay.

Hadaba Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa arrintaansi ayaan kala hadalnay.