Hillary Clinton oo mar kale guulaystay

Lahaanshaha sawirka Reuters

Wareegii koowaad ee tartarnka xisbiyada maraykanka dhexdooda ayaa mar kale ay Miss Clinton guulaystay

Gobolka Washigton ayay guul weynn ka gaartay Hillary Clinton oo codad ay ka heshay

Hillary Clinton ayaa marka horeba haysatay codadka ergada xisbiga oo u suurto galinaya inay noqoto musharaxa xisbiga.

Sida muuqatana waxay u tartami doontaa doorashada madaxtooyada ee sannadkan.

Waxaa dhinaca kale xisbiga jamhuuriga u tartamaya Donald Trump.

Doorashada Maraykanka ayaa dhici doonta bisha November ee sanadkan.

Waxayna u muuqataa inay doorashada aad u kulushahay marka la eego siyaasadaha taagan.