Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Norway: Baaritaan lagu samaynayo Soomaali

Dhawaanahan waxaa soo baxayey warar ku saabsan Soomaali la rabo in dalka Norway laga celiyo , iyo qaar kale oo la ogaaday in ay dhalashooyin dalal kale haysteen oo aan Soomaali ahayn.

Arrimahaas ayaa Cabdiraxaman Bidhaan Xaaji Daahir ka waraystay Xildhibaan Baashe Maxamed Muuse oo ka tirsan golaha deegaanka ee Oslo, wuxuuna weydiiyey marka hore xaalada qaxootiga Soomaalida ee Norway.