Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Ciida Hargaysa laga dabaaldegay

Magaalada Hargaysa oo lagu ciiday Ciida Soon fureed, weriyaha BBC ee Axmed Saciid Cige, ayaa dhallinyarada xarunta agoomaha ee Hargaysa ku booqday xaruntooda iyagoo ciidaya oo farxad iyo heeso isku maaweelinaya.