Ciidamo lagu dilay Itoobiya

Itoobiya ayaa sheegtay in kow iyo toban ciidamada ammaanka la dilay ka dib rabshado ka dhashay magaalada Gonder ee waqooyi galbeed.

Itoobiya ayaa ku eedeynaysa Eritariya rabshadaha. Warar ayaa sheegaya in dad amxaaro ah ay magaalada ku banaanbaxeen.

Dadka ayaa ka soo horjeeda in dhulkooda uu ku darsamo gobolka Tigray.

Itoobiya ayaa sidoo kale waxaa saameeyay banaanbaxyo ay samaynayaan dadka Oromada ee waddanka ugu badan

Mowduucyada la xiriira