Qalabkan aad haysato kuma ciyaari kartid maqalkan iyo muuqaalkan

Shirka xisbiyada Somaliland oo dhamaaday

Magaalada Hargeisa maalmahan waxaa shir uga socday madaxda 3-da xisbi iyo saraakiil kale, oo ka wada hadlayey xal u helidda muran ka jira saamiga xubnaha golaha wakiilada ee gobolada.

Hase ahaatee shirkii wuu dhammaday iyadoon wax go'aan ah laga gaarin qodobkii laga wada hadlay.

Abdinur Maxamed ayaa markii uu shirku dhammaaday wuxuu natiijadii ka wareystay wariyaha BBC Axmed Saciid Cige.

Mowduucyada la xiriira